Baaritaan ay Iiraan sameysay ayaa lagu sheegay in cillad farsamo oo ka timid waaxda difaaca cirka ay horseedday in gantaal lagu rido diyaaradda nambarkeedu yahay PS752.
Ukraine oo ka jawaabtay warbixinta Iiraan diyaaraddii la soo riday
on Mar 18, 2021