Ururka ONLF ayaa ugu baaqay Soomaalida iyo Qowmiyadda Cafarta inay ka wada hadlaan qaboojinta xiisad colaadeed oo la sheegay inay ka jirto degaannada xuduudda labada maamul ee dalka Itoobiya.
Ururka ONLF Oo Wada-Hadal Ugu Baaqay Soomaalida Iyo Cafarta
on May 4, 2019