Waa kee dalka Afrikaanka ah ee iska fogeeyey inuu Maraykanka kula heshiiyey qaadashada muhaajiriinta la soo tarxiilayo

Submitted by on Aug 20, 2025

Dukumiintiyo ay heshay CBS News ayaa muujinaya in tallaabadan ay qeyb ka tahay ballaarinta maamulka madaxweyne Trump ee uu ku baadigoobayo dalal shisheeye oo doonaya inay qaabilaan dadka soo galooti  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment