General Abdel Fattah Burhan ayaa xalay la wareegay hogaanka dalka Sudan kadib markii uu is casilay Hogaamiyihii Milatariga afgambiyay Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan al-Bashir oo muddo soddon sano ah madax ka ahaa dalka Sudan.
Waa Kuma Abdel Fattah Burhan Hogaamiyaha Cusub Ee la Wareegay Talada Dalka Sudan?
on Apr 13, 2019