Waa kuwama caasimadaha dhismooyinkooda ebar laga soo bilaabay?

Submitted by on Aug 25, 2019

Dowladda Indonesia ayaa waxa ay si rasmi ah baarlamaanka dalkaasi ugu gudbisay qorshe ay caasimadda dalkaas uga warayjinayso jasiiradda Java oo ay ku gaynayso jasiiradda kale ee Kalimantan.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment