24kii saacadood ee u dambeeyey waxaa aad loo hadal hayey warar sheegaya in Itoobiya ay soo bandhigtay heshiis ay Soomaaliya kula gashay dekedo xilligii dawladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Waa maxay heshiiska dekedaha ee lix sano ka hor ay galeen Soomaaliya iyo Itoobiya
on Jun 16, 2018