Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ayaa baraha bulshada soo dhigtay qaar ka mid ah muuqaallada muujinaya diyaarad helikobter ah oo milateri iyo gantaalada nidaamka difaaca hawada kuwaasi oo la dhigay aag u dhaw Masjid Xaramka ee magaalada Maka oo » Akhri Qormo Dhamaystiran
Waa maxay sababta Gantaalada difaaca hawada sare loo geeyay magaalada Maka xilligan Xajka?
on Jun 7, 2025