Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegay in dib u dhac ku yimi duulimaadyadii diyaaradaha rayidka ee u socday magaalada Baydhabo kuwaas oo ka anbabixi lahaa magaalada Muqdisho saaka,
Waa sidee xaalka duulimaadyada Baydhabo ee la sheegay in ‘hakad ku yimid’?
on Sep 17, 2024