Donald Trump ayaa sheegay in uu si weyn u tarxiili doono dadka soo galootiga ah ee ku sugan magaalo yar oo Ohio ku taalla oo ay ruxeen sheegashooyin aan sal iyo raad toona lahayn
Waa sidee xaalka magaalooyinkii Trump sheegay in ‘eyda laga cuno’ uuna ka bilaabi doono masaafurinta ugu badan?
on Sep 14, 2024