Wadahadallada xabbad joojinta Gaza oo meel gaba gaba ah maraya

Submitted by on Jan 15, 2025
← →

DOHA — Dowladaha dhex-dhexaadinaya Israa’iil iyo Xamaas ayaa sheegay in qarka loo saaran yahay heshiis xabad joojin ah oo ka dhaqan gala Gaza iyo in la sii daayo la heystayaasha reer Isra’il ee ku jira gacanta kooxaha hubeysan ee Falastiiniyiinta.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment