Lix dal oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa oggolaaday 356 muhaajiriin Afrikaan ah oo badda ku go’doonsanaa iney qaabilaan.
Waddama Yurub ka tirsan oo oggolaaday qaabilidda muhaajiriin badda ku go’doonsanaa
on Aug 24, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka