Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada dalka kulan gaar ah kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee dalka Sweden Benjamin Dousa.
Wafdi ka Socda Dowlada Sweden oo lagu soo Dhaweeyay Madaxtooyada Somaliya
on Dec 16, 2025