Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada dalka kulan gaar ah kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee dalka Sweden Benjamin Dousa.
Wafdi Sweden ka Socda oo lagu soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho
on Dec 17, 2025