Mid ka mid Dimplamaasiyiinta ugu sareeya wasaaradda arrimaha dibada Maraykanka Tibor Nagy ayaa toddobaadkan booqanaya dalkaasi Suudaan oo ay curyaamiyeen shaqo joojin iyo kacdoon dadweyne Wakiil Tibor Nagy,
Wakiilka Maraykanka Ee Afrika Oo Booqanaya Suudaan
on Jun 11, 2019