Bilyaneerka Elon Musk ayaa waxa uu sheegay in uu maalinkiiba siin doono $1 milyan oo doolarka Maraykanka ah codbixiyayaasha diiwaan gashan in ku nool gobolada aan codkoodu dhinacna jirin ilaa laga gaarayo shanta Bishan November oo ay bilaabanayaan doorashooy » Akhri Qormo Dhamaystiran
Waqtiyo-nasiib maalinkii $1 milyan oo dolar lagu bixinayo oo uu bilaabay ninka ugu taajirsan dunida
on Oct 21, 2024