Iran ayaa qaaday caawa weerar culus oo loo adeegsanayo gantaalada ridada dheer iyo dayuuradaha aan cidi wadin ee isqarxiya Nidaamka digniinta ee ka diga weerarrada ayaa laga shiday Tel Aviv iyo bartamaha dhulka ay Israa’iil heysato,
War Deg Deg Ah: Iran oo Weerar Gantaalo ah ku qaaday Dalka Israel
on Oct 1, 2024