Waxaa goor dhow lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii golaha wadatashiga qaran ee halkaas uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo ay ka maqan yihiin madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullah » Akhri Qormo Dhamaystiran
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
on Oct 30, 2024