Israel ayaa sheegtay in ay mar kale duqeyn cirka ah la beegsatay kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan oo ay maalmahan si xooggan isku weydaarsanayeen gantaallo.
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Israel iyo Xizbullah
on Sep 25, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka