Wararka ka imaanaya furimaha dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Kooxda Daacish ayaa sheegaya in Dagaal culus uu 24kii saac ee lasoo dhaafay uu labada dhinac dhexmaray ayna ka dhasheen khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Wararkii ugu Danbeeyay Saraakiil Puntland oo lagu dilay Dagaal ka Socda Furimaha Dagaalka
on Feb 6, 2025