Wararkii ugu danbeeyay Xiisad Colaadeed oo ka jirta Deegaanka Jiicboor ee Gobolka Mudug

Submitted by on Dec 29, 2024
← →

Xiisad colaadeed ayaa weli ka taagan degaanka Jiicboor oo ka tirsan gobolka Mudug halkaasoo ay maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayeen labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda  maamulada Puntland iyo Galmudug.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment