Dhowr qof oo haween Soomaaliyeed ah oo ay ugu horreyso Ilhaan Cumar oo xubin ka ah Aqalka Hoose ee Mareykanka ayaa ku biiraya siyaasadda dalkan Mareykanka.
Warbixin: Guullaha Siyaasadeed ee Gabdhaha Soomaaliyeed ee Mareykanka
on Nov 8, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka