Wareysi: Murashax Madaxweyne “Faysal Cali Warabe”

Submitted by on Nov 10, 2024
← →

HARGEYSA— Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka bisha November ee soo socota waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacdo doorashooyinka madaxtooyada iyo sharci dejinta oo marar kala duwan dib loo dhigayay.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment