Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley

Submitted by on Sep 12, 2024
← →

Washington — Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa iftiimiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee Mareykanku ka wado Geeska Afrika iyo caqabadaha amni ee ka jira Soomaaliya oo ay ka mid yihiin dadaallada Mareykanka uu ku doonayo in xal nabadeed looga gaaro khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment