Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto al-Shabaab.
Wareysi: Taliyaha AFRICOM oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab
on Sep 18, 2024