Wasiir Bayle Oo Sheegay In Soomaaliya Maalgashi Diyaar U Tahay.

Submitted by on Jun 15, 2019

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu Magaalada Malabo ee dalka Equatorial uga qeyb galay shirkii Bangiga hormarinta Afrika oo uu ku matalayay Soomaaliya kaa soo looga hadlay hormarinta Dhaqaalaha iyo maalgashiga Afrika.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment