Wasiir Beyle oo kormeer ku tagay dhismayaasha cusub ee Machadka Barashada Canshuuraha, iyo dhismaha wajiga labaad eeWasaaradda Maaliyadda

Submitted by on Nov 7, 2019

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeeray xarumo muhiim ah oo dhismayaal ay ku socdaan kuwaas oo ah dhismayaal ay leedahay wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment