Wasiir Beyle Waa Uu Ka Soo Baxay Dhamaan Shuruudihii Dayn Cafinta

Submitted by on Apr 14, 2019

Wasiirka Wasaarradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa isaga oo ku sugan magaalada Washington sheegay in Soomaaliya ay ka soo baxday dhamaanba sida uu hadalka u dhigay sharuudihii laga doonayay si looga cafiyo deymaha lagu leeyahay.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment