Wasiirad hore oo Sharaxday sababta Muqdisho uga yaradeen Qaraxyada

Submitted by on Mar 23, 2025
← →

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Fardowso Cismaan Cigaal ayaa ku sheegtay sababta keentay iney yaraadaan qaraxyadii ka dhici jiray Magaalada Muqdisho in gaadiidka lagu qasbay xirashada sumadda u gaarka ah (Taarikada).  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment