Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegaya in laga helay cudurka COVID-19 uuna ku jiro isa soocid maalintii siddeedaad.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo uu ku dhacay COVID-19
on Feb 23, 2021
Wararka Warbaahinta Caalamka