Wasiirka Maaliyada Somaliya Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Ka Qayb Galay Shir Lagaga Hadlayay Dhamaystirka Hanaanka Dayn Cafinta Somaliya

Submitted by on Apr 26, 2019
← →

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment