Wasiirka Waxbarashada oo ku dhawaaqay in la joojijyey Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare.

Submitted by on May 13, 2019

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Caawa ku dhawaaqay in la joojiyey Imtixaankiii Dugsiyada Sare oo ay qaadeysay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya sida ay goor dhow qortay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment