Waxa aan ka ognahay heshiiska xabbad joojinta ee Israa’iil iyo Xisbullah ay gaareen

Submitted by on Nov 27, 2024

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay heshiis xabbad joojin ah oo lagu soo afjarayo dagaalka 13 bilood u dhaxeeyay Israa’iil iyo ururka Xisbullah oo ay taageerto Iran.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment