Weerarkii hoteel Qaahira ee magaalada Baledweyne oo lasoo Afjaray 24 Saacadood Kadib

Submitted by on Mar 12, 2025
← →

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee Xalay soo afjaray weerar qaatay in ka badan 15 saacadood oo ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen waabargii hore ee shalay hotel Qaahira oo ku yaala magaalada Baledweyne.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment