Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka Soomaalida ee siyaasadda Mareykanka iyo kaalinta xubnaha Soomaalida ee xilalka ka haya dalka ay ka qaadan karaan horumarinta bulshadooda. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Wicitaanka: Doorka bulsho ee Soomaalida xilalka ka haya Mareykanka
on Oct 20, 2024