Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan in musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga aheyn ay ku soo noq noqdaan Soomaaliya iyo sida looga hortagi karo. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Wicitaanka: Dr. Cawaale Cabdullaahi
on Dec 22, 2024