Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Alla ha u naxariistee Xaaji Cabdikarim Xuseyn (Xaaji Cabdi Waraabe) oo ahaa mudanihi ugu da’da weynaa baarlamaanka Somaliland.
Xaaji Cabdi Waraabe oo Hargeysa Lagu Aasay
on May 11, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka