Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuunka Dengue ee caanka ku ah qandhada uu ka dillaacay qeeyba ka mid ah gobolka Soomaalida ee Itoobiya.
Xannuunka Dengue oo ka dillaacay deegaanka Soomaalida Itoobiya
on Feb 5, 2021
Wararka Warbaahinta Caalamka