Xasan Sheekh oo abaal-marin siiyay ardaydii ku guuleysatay tartanka Quraanka Kariimka

Submitted by on Mar 6, 2026

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa abaal marinno lacageed guddoonsiiyey Ardeyda kaalimaha hore ka galay tartanka sannadkan.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment