Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday dowladda Jabuuti

Submitted by on Aug 29, 2025

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Cabdulqaadir Xuseen Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayay.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment