Xubnaha Xisbiga dimuqraadiga ayaa si kulul uga jawaabay qaabkii fasiraadda uga bixiyay xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka warbixintii qareenka gaarka ah ee Robert Mueller oo baaryaya eedeeyntii ahayd in Ruushka ay galangal ku yeesheen doorasha
Xeer Ilaaliyaha Guug Ee Marayknka Oo Trump Dhinaca Saaray Warbixintii Golaha
on Apr 19, 2019