Xiisad ka dhalatay askar lagu dilay Sh/Dhexe oo xalkeeda lagu dhow yahay

Submitted by on Jan 2, 2025
← →

Beledweyne — Waxaa heer gebogebo ah maraya xalka fal dil ah oo askar ciidanka Soomaaliya ka tirsan dabayaaqadii bishii hore loogu gaystay deegaanka Ceel Baraf ee gobalka Shabeellaha dhexe.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment