Xilli ay sii kordhayso xiisadda u dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa wasiirka arrimaha dibadda ee Tahraan waxa uu ku adkaysanayaa in dalkiisu uusan doonayn inuu faraha la galo wax colaad ah
Xiisadda Iiraan iyo Mareykanka: Zarif oo sheegay inuusan ‘wax dagaal ah jiri doonin’
on May 19, 2019