Milateriga Israa’iil oo sheegtay in ciidamadoodu ay dileen shan dagaalyahan oo Falastiini ah oo ku dhuumaalaysanaya gudaha masaajid ku yaalla magaalada Tulkarm ee dhulka lahayd ee Daanta Galbeed.
XIISADDA KA TAAGAN DAANTA GALBEED
on Aug 29, 2024