Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah golaha wakiillada ee Somaliland lagana soo doorto gobolka Awdal ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xarrigiisa tan iyo intii xabsiga laga soo daayay.
Xildhibaan Abiib oo markii ugu horreysay ka hadlay xarigiisa
on Oct 8, 2024