Boris Johnson ayaa sheegaya in toddobaadka dambe uu baarlamaanka horgeyn doono sharci ku saabsan qorshihiisa ku aaddan ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub.
Xildhibaanada UK oo taageeray dib u dhigista xilliga Brexit-ka
on Oct 19, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka