Xildhibaan Kenyan ah ayaa xabsiga ku baryay xalay ka dib markii lagu eedeeyay in uu dhirbaaxay gabadh Soomaali ah oo ay baarlamaanka ka wada tirsan yihiin.
Xildhibaankii Kenyanka ahaa ee gabadha Soomaalida ah dhirbaaxay oo xabsi ku baryay
on Jun 14, 2019