Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xaliyey kala aragti duwanaansho soo kala dhex gashay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaasoo kasoo kala jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,
Xildhibaano ka tirsan Beesha Habar-gidir oo Raali galin siiyay kuwa Koonfur Galbeed
on Sep 6, 2024