Xisbiga Trump oo ka soo horjeedsaday soo jeedintii ahayd in dib loo dhigo doorashada

Submitted by on Jul 31, 2020

Xubnaha sarsare ee xisbiga Jamhuuriga ayaa waxay ka soo horjeedsadeen soo jeedintii madaxwayne Donald Trump ee ahayd in dib loo dhigo doorashada Mareykanka ee bisha November.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment