Dhammaan xisbiyada ku jira Baarlamaanka Iswiidhan ayaa isku raacay inay taageeraan sharci ku-meel-gaar ah oo lagu joojinayo masaafurinta dhalinyarada lumisay xuquuqdii ay ku lahaayeen deggenaanshaha dalka kaddib markii ay gaareen da’da 18 sano. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Xisbiyada Barlamaanka Sweden oo isku raacay joojinta Musaafurinta Dhalinyarada
on Oct 13, 2026