Xisbiyada Dowlada Sweden oo Heshiis ka gaaray Sharciga Deganaansha, Tarxiilka iyo Shaqooyinka

Submitted by on Mar 9, 2026

Xisbiyada ku jira heshiiska Tidö ayaa soo bandhigay tallaabooyin cusub oo lagu joojinayo tarxiilka dhalinyarada qaarkood iyo in wax laga beddelo qawaaniinta la xiriira oggolaanshaha deggenaanshaha ee Sweden.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment